Featured News

Latest News

Remains of fallen Uganda soldiers back home

Posted under News on Thursday, 2 September 2010 by M. Mamow
The army has, for the first time, named UPDF soldiers killed during the peacekeeping mission in war-ravaged Somalia. The commander of the Land Forces, Lt. Gen. Katumba Wamala, yesterday read to the journalists the names of the four soldiers who met their death on Monday after hardcore Islamist...
Remains of fallen Uganda soldiers back home

Alshabaab oo gaadiid umbulaso ah ugu deeqday dadka ku waxyeeloobo qaraxyada, dagaalada iyo madaafiicda

Posted under News on Thursday, 2 September 2010 by M. Mamow
Mar hadii cadowgu uusan na dayneynin u na dilaayo uu na dhawacyo waxaa lagama maarmaan noqotay intii shacabka muslimiinta ah ee walaalaheena ah hooyayaalkeena ah intii gaari gacan lagu qaadi lahaa waxaa la qaatay in juhdi kasta loo maray meelkasta loo glaay in loo sameeyo shacabka gadiidka gurmadka...
Alshabaab oo gaadiid umbulaso ah ugu deeqday dadka ku waxyeeloobo qaraxyada, dagaalada iyo madaafiicda

Boqolaal Ciidamo ah oo uu horkacayo Gudoomiyaha Ururka Xisbul islaami ee degmada Buur hakaba ayaa soo gaarey magaaladda Muqdisho

Posted under News on Monday, 30 August 2010 by M. Mamow
MUQDISHO: - Maamulka ururka Xisbul Islaam ayaa ka war bixiyay ciidamo fara badan oo soo gaaray magaalada Muqdisho kuwaasi oo ka soo ambabaxan degmada Buurhakaba ee gobalka Bay. Gudoomiyaha degmada Buurhakaba ee maamulka Xisbul Islaam ayaa wuxuu sheegay ciidamadaasi in ay yihiin gurmad ayna ka...
Boqolaal Ciidamo ah oo uu horkacayo Gudoomiyaha Ururka Xisbul islaami ee degmada Buur hakaba ayaa soo gaarey magaaladda Muqdisho

GUDIGA DHEXE EE JAALIYADA DM UK OO GAAREY GO’ AANO BADAN

Posted under Digil Mirifle news on Wednesday, 25 August 2010 by M. Mamow
Shirkan oo ay ka soo qeybgaleen xubnaha Golaha Dhexe ee jaaliyada DM iyo kan Golaha Sare, waxaana shirkan lagu qabtey magaalada Birmingham ee dalka UK. Waxaa shirkan looga arinsanaayey qodobadan hoosta ku qoran: 1) Fulinta go`aanadii ugu danbeeyey oo ka soo baxay shirkii ugu danbeeyey oo dhacay...
GUDIGA DHEXE EE JAALIYADA DM UK OO GAAREY GO’ AANO BADAN

Mudane Mohamoud M Enow:

Posted under News from Europe on Wednesday, 25 August 2010 by M. Mamow
Oslo, 25/08/2010 (Buurhakaba Media) - Waxaan ku dhashay magaalada Muqdisho oo waxbarashadeydi ugu dambaysay ee sare ku dhammaystay. Waxaan imid dalka Sweden 1993. Waxaan ka mid ahaa dadki dhisay Ururka Isbahaysiga Ummadda Soomaaliyeed ee Iswidhan sannadki 1995 oo aan ka mid ahaa guddiga fulinta...
Mudane Mohamoud M Enow:

Waxaa maanta la ciyaaray kulamadii labaad ee Guruub A – da, ciyaaraha ka soconaya magaalada caasimada ah ee Helsinki taasoo ay soo qaban qaabisay xiriirka Eurosom isla markaana ay gogoshana fidisay kooxda Dhalinyarada Finland oo loo yaqaan Kanava

Posted under Sports on Monday, 26 July 2010 by M. Mamow
Kulamadii maanta la ciyaaray oo dadka badankii ay sii saadaaliyeen ayaa noqotay hal bacaad lagu lisay ka dib markii kubadda ay isu badashay qaab aan hore loogu sii tashan inkastoo daawadayaasha ya isku qancinayeen inuu bannoonigu yahay cad iyo madoow. Kulankii hore ayaa waxaa fooda is daray...
Waxaa maanta la ciyaaray kulamadii labaad ee Guruub A – da, ciyaaraha ka soconaya magaalada caasimada ah ee Helsinki taasoo ay soo qaban qaabisay xiriirka Eurosom isla markaana ay gogoshana fidisay kooxda Dhalinyarada Finland oo loo yaqaan Kanava

Waxaa maanta xariga laga jaray ciyaaraha sannad waliba lagu qabto qaarada Yurub

Posted under Sports on Friday, 23 July 2010 by M. Mamow
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo ka dhacday garoonka (Prahen Kenta) ee magaalda Helsinki ayaa waxaa maykarafoonka lagu soo dhaweeyey gudoomiyaha qabanqaabada ahna gudoomiyaha Ururka Kanava Cabdulqaadir Axmed Nuur ”Hadaafow” kaasoo  amaan badan usoo jeediyey maamulka Eerosom iyo kooxaha...
Waxaa maanta xariga laga jaray ciyaaraha sannad waliba lagu qabto qaarada Yurub

Waxaa Markey taariikhdu aheyd 18 Juulaay 2010 Magaalada London ku shirey hubnaha sare ee jaaliyadda DM ee UK.

Posted under Digil Mirifle news on Wednesday, 21 July 2010 by Buurhakaba Admin
Waxaa Markey  taariikhdu aheyd 18 Juulaay 2010 Magaalada London ku shirey hubnaha sare ee jaaliyadda DM ee UK. Shirkan oo  ay kasoo qeybgaleen xubno kamid ah golaha dhexe ee Jaaliyda DM ee UK, kuwaas oo u xilsaarnaa arimaha soo socda: Xisaab xirka iyo dejinta miisaaniyada. Diyaarinta...
Waxaa Markey  taariikhdu aheyd 18 Juulaay 2010 Magaalada London ku shirey hubnaha sare ee jaaliyadda DM ee UK.

BARNAAMIJKII UGU HOREEYEY EE WAXQABAD EE AY FULISO BDC OO KA BILOWDEY BUUR-HAKABA

Posted under Digil Mirifle news, News from Europe on Monday, 12 July 2010 by Buurhakaba Admin
BARNAAMIJKII UGU HOREEYEY EE WAXQABAD EE AY FULISO BDC OO KA BILOWDEY BUUR-HAKABA Waxaa shalay ay taariikhdu ahayd 10kii July 2010 ka dhacey shir labo geesood ah magaala madaxda labaad ee UK Birmingham.  Shirkan ay  soo qabanqaabiyeen gudiga Buur-hakaba Developement Commitee(BDC) waxaa si toos...
BARNAAMIJKII UGU HOREEYEY EE WAXQABAD EE AY FULISO BDC OO KA BILOWDEY BUUR-HAKABA

Somali Arlaadi Conference 2-3 JULY 2010

Posted under Digil Mirifle news on Sunday, 11 July 2010 by Buurhakaba Admin
War Martiyeed ka soo baxay shirkii Somali Arlaadi Conference of lagu qabtey Magaalada Minneapolis 2-3 Luulyo ee 2010. Shir wada tashi ah oo ay isugu yimeed beesha Digil/Mirifle ayaa lagu qabtey hotelka caanka ee Sheraton Midtown Minneapolis , Minnesota ee dalka Maraykanka taariikhdu markey...
Somali Arlaadi Conference 2-3 JULY 2010

Charged with the murder of their father’s killer

Posted under News from Europe on Thursday, 8 July 2010 by Buurhakaba Admin
Atle Bakke (Somali) (38) were in the 90s convicted of killing the father of the brothers, is now 21 and 23 years old. Investigators believe that the brothers collaborated on the murder of Tøyen in Oslo 2 last August. 38-year-old was shot in a car. Another Norwegian Somali in his 30s, who was...
Charged with the murder of their father’s killer

Jaaliyada Digilmirifle Uk Oo Hambalyo U Direysa Umadda Reer Soomaaliland

Posted under Digil Mirifle news on Sunday, 4 July 2010 by M. Mamow
Gudoomiyaha Jaaliyadda Digilmirifle Eng: Sayedali Sheekh Maxamed ayaahambalyo u diray shacabka reer Soomaaliland iyo dowladooda Cusub oo madaxweynaha ka ah Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ugu hambalyeeyey Guusha uu xisbigiisa gaarey. Gudoomiyaha Jaaliyadda DigilMirifle ee Dalka Uk...
Jaaliyada Digilmirifle Uk Oo Hambalyo U Direysa Umadda Reer Soomaaliland

In the Beginning, There Was Somalia

Posted under News on Friday, 25 June 2010 by M. Mamow
In the waning days of his presidency, with very little planning or even forethought, George H.W. Bush sent 28,000 U.S. troops to support a humanitarian mission in a hapless country of no strategic significance to the United States. That noble endeavor ended, of course, with the fiasco known as...
In the Beginning, There Was Somalia

Norway does not give Somalis the opportunity to get jobs

Posted under News from Europe on Friday, 25 June 2010 by Buurhakaba Admin
Motivated Somalis stand empty-handed without jobs if this project will not continue. - It is a pity if Norway does not give Somalis the opportunity to develop, they will not be social clients, "said Safia Abdi Haase. A project that was initiated in 2007, three years trying to get Somali khat...
Norway does not give Somalis the opportunity to get jobs

A large percent of Somalis are unqualified for work in Norway

Posted under News from Europe on Thursday, 24 June 2010 by M. Mamow
Not surprised evaluation A large percent of Somalis are unqualified for work in Norway. But the possibilities are there, good projects for marginalized groups is about patience, perseverance and loyalty, according to experts. A project that attempts to get the Somalis in khat deprived...
A large percent of Somalis are unqualified for work in Norway